Welcome!

I am Zaakir Logo Maker Video Editor

View Work Hire Me!

About Me

logo Design
Branding
Social Media Management
Who am i

Zaakir.

Professional Designer

As a seasoned designer with 5years of experience in the field, I am dedicated to crafting meaningful and visually impactful solutions. My design philosophy is rooted in the belief that every project should seamlessly blend creativity, functionality, and user-centered design principles

My commitment to excellence extends to every aspect of my work, from the initial concept to the final execution. I believe in the power of collaboration and open communication, working closely with clients and team members to ensure that the design process is a harmonious and rewarding experience for all parties involved..

Services

Logo Design

Certainly! Logo design is a specialized field within graphic design that requires a unique set of skills and expertise.

Social Media Management

Social media management involves overseeing and strategizing a brand's online presence on various social media platforms.

Branding

Branding is a multifaceted discipline that involves creating a distinctive and memorable identity for a product, service, or organization.

Marketing

Marketing is a multifaceted field that encompasses various strategies and activities aimed at promoting products, services, or brands to a target audiencet

Our Blog

7 QUESTION YOU MUST KNOW THE ANSWERS


 Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?


Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.? 


Q: 1 " Su`aasha Kowaad :  Waa Maxay Acraaf.? 


Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf" 

Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh 


Asxaabta dushiisa Saaran ay Ka daawanayaan  Ehlu-janaha iyo Nimcooyiinka ay dhax dabaalanayaan iyo Kuwa Ehlu-Naarka iyo Cuquubada Haysata 


Jamaacadaas Ugu dambeeyn Rabbigood ayaa U Ogolaanayo in ay jannada Ku galaan Naxariistiisa 


Culumada islaamka Waa ay isku khilaafeen Qoloda Meesha saaran yeey yihiin Lkn Sida Raajaxa ah Waa Qoom isla ekaadeen Xumaantoodii iyo Samantoodii .


Q: 2 " Su`aasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.? 


Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal Jannada ayada Waa Hareysaa 


Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso Saqafkeeda Korane  Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala


Q: 3" Su`aasha Sadaxaad: Halkee Naarta Kaa Jirtaa.?


Ans: 3" Naartu Waxeey Ku taalla goob Ka hooseyso todobada Dhul Waxaa Lagu Magacaabaa goobtaas ، سجين"Sijiin 

Allah Waxaa Uu Nooga Waramay in Uu abuuray todobo samo iyo todobo dhulal Oo la mid ah 

{ اللَّهُ الَّذِي خَلَقَ سَبْعَ سَمَاوَاتٍ وَمِنَ الْأَرْضِ مِثْلَهُنَّ }: 

Sijiin " :  Waa Meesha dhulalka Ugu hooseyso ayeey Ka sii hooseysaa.


Xadiithkan ayaa Daliil U ah Oo Laga Wariyay Ibnu Mascuud Allah Ka ralli Noqdo

 عن ابن مسعود قال : " الْجَنَّةُ فِي السَّمَاء 

السَّابِعَةِ الْعُلْيَا، وَالنَّارُ فِي الْأَرْضِ السَّابِعَةِ السُّفْلَى"

 

"Ka dib Waxaa Uu aqriyay Aayadaan

 " إِنَّ كِتَابَ الْأَبْرَارِ لَفِي عِلِّيِّينَ) المطففين" ، إِنَّ كِتَابَ الْفُجَّارِ لَفِي سِجِّينٍ"  المطففين" 


Q: 4 " Su'aasha Afaraad: Qiyaasta Halka Maalin Ee Qiyaame immisa ayeey La Egtahay.?


Ans: 4"  Qiyaasta Halkii Maalin Ee Qiyaamaha Waxeey la egtahay 50.000 Sanadod Allah Mar Uu Ka Waramayay Waxaa Uu yiri" 

. قال تعالى : { تَعْرُجُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ إِلَيْهِ فِي يَوْمٍ كَانَ مِقْدَارُهُ خَمْسِينَ أَلْفَ سَنَةٍ } .


Abdullahi ,Ibnu Cabaas:  Allah Ka ralli Noqdee Waxaa laga Wariyay in Uu yiri " Maalinta Qiyaame Waxaa La istagayaa Konton Gobood Halkii Goobne Waxaa la taagnanaa Konton Kun Oo sanadod "  .Cajiib !!


Q: 5" Su'aasha Shanaad:  Maxaa Laga Wadaa Sidratul-muntahaa .?


Ans: 5 " Sidratul-Muntahaa Waa Geed Aad u Weyn Oo Caleemankiisa iyo Xididisa Ku yaalllaan Samada todobaad Caleemankeeda Waa Sida dhagaha Xayawanka Marodiga


Goob dhinaceeda ah ayuu Rasuulka csw Waxa Uu Ku arkay Sayid jabriil Suuradisa Xaqiiqda aheeyd Markii labaad Markii Kowaad Waxeey aheyd Magaalada Mar Uu Ku Arkay makka-Almukarama Buurta" ajyaad,  dhinaceeda 


Q: 6" Su'aasha Lixaad : Maxeey yihiin gabdhaha Ku dhex Nool janada Ee lagu magacaabo" Xuurul-Ciin".?


Ans: 6" Waa Xaasaska Ragga Mu'mininta ah Marka ay janada galaan Jinni iyo insi toona Korkooda ma taaban , Malaa'igne ma ahan


Allaah ayaa Jannada Ku dhex Abuuray Mid gabdhahaas ka mid ah Haddii ay Aduunka soo Eegto Qorraxda iftiinkeda ayada ayaa qarin laheed. 


Q: 7"  Su'aasha Todobaad:  Waa Kuma Wiilasha jannada lagu waariyay.?


Ans: 7 " Waa Wiilal dhalanyar Oo adeegayaal U ah Ehlu-janaha insi iyo jinni Midna Ma ahan Xitaa malaa'ig ma ahan Alla ayaa Abuuray siduu abuuray Oo kale Xuurul-ciinta gabdhaha.


Wiilashaa Allah marka Uu Kawaramayay Quruxdooda Waxaa Uu Ku Miithaalay Lu'Lu' Waxaa Uuna  yiri" :

 (ويطوف عليهم ولدان مخلدون إذا رأيتهم حسبتهم لؤلؤا منثورا} : 


Haddaad Ka Mid Noqotay dadka in ay aqristaan Nasibka U yeeshay Qoraalkan Waxaad soo qortaa Magac Ka mid ah magacyada 99ka Ee Uu rabigeen Weyne  leeyahy الرحمن " الرحيم ا


Ama Nabiga Ku Salli scw Ducadana Raaci.scw 

Macrobia Kingdom 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮


Puntites (proto-somalis) were the ancient people and ancestors of Somalis who lived in present-day Somalia.

They traded myrrh, spices, gold, ebony, short-horned cattle, ivory and frankincense with the Ancient Egyptians and ancient Mesopotamia through their commercial ports. An Ancient Egyptian expedition sent to Punt by the 18th dynasty Queen Hatshepsut is recorded on the temple reliefs at Deir el-Bahari, during the reign of the Puntite King Parahu and Queen Ati.


In the classical era, the Macrobians, who were Puntites established a powerful tribal kingdom that ruled large parts of modern Somalia. They were reputed for their longevity and wealth, and were said to be the "tallest and handsomest of all men". The Macrobians were warrior herders and seafarers. According to Herodotus' account, the Persian Emperor Cambyses II, upon his conquest of Egypt (525 BC), sent ambassadors to Macrobia, bringing luxury gifts for the Macrobian king to entice his submission. The Macrobian ruler, who was elected based on his stature and beauty, replied instead with a challenge for his Persian counterpart in the form of an unstrung bow: if the Persians could manage to draw it, they would have the right to invade his country; but until then, they should thank the gods that the Macrobians never decided to invade their empire.The Macrobians were a regional power that were known from east to west and were highly advanced in architecture and extremely known for their wealth.


According to Herodotus, the Macrobians practiced an elaborate form of embalming. The Macrobians preserved the bodies of the dead by first extracting moisture from the corpses, then overlaying the bodies with a type of plaster, and finally decorating the exterior in vivid colors in order to imitate the deceased as realistically as possible. They then placed the body in a hollow crystal pillar, which they kept in their homes for a period of about a year.


In the classical period, the Somali city-states of Mosylon, Opone, Malao, Sarapion, Mundus, Essina and Tabae in Somalia developed a lucrative trade network connecting with merchants from Phoenicia, Ptolemic Egypt, Greece, Parthian Persia, Sheba, Nabataea and the Roman Empire. They used the ancient Somali maritime vessel known as the beden to transport their cargo.


They were described to be a regional power house and in many respects a cultivated nation, remarkable for their size, beauty, physical vigour and longevity. A wealthy nation, living in cities with laws and institutions of their own governed by an elective monarch, who according to Herodotus must have met specific intellectual and physical requirements. They had markets, courts of justice and prisons; were skilled in the workings of metals, as well as in some of the fine arts Macrobia was also noted for its gold, which was so plentiful that the Macrobians shackled their prisoners in golden chains.




Muxuu tarayaa buugga uu arday walibaa uu qorayo markuu jaamacad dhameeyo..?


Buuga Ardayga Jaamacadda  uu Qoro Maxaa Faaido Ku Jirto Hadii Qashin Qubka Lagu Xoorayo..?

Buugaagtan sawirka kore idiinka muuqataa, waa buugaagta jaamacadda, ee ay xilliga bar dhammaadka jaamacadda ardaydu qoraan. Inta gaadhiga qashinka la saaray baa lagu soo daadiyey dixda ama godka xashiishka oo lagu soo gubayaa. Waa tacab bani aadan oo ay ku baxeen muruq iyo maal iyo maskaxba. Waa tacab bani aadan oo tamar iyo taagba gashay. Waa tacab bani aadan oo ay waqti iyo iswaydiin badani ku maqan tahay. Sida oo kale, waa tacab bani aadan oo si fudud lagu cidhibtirayo ama lagu dabargoynayo. Haddaba su'aasha iswaydiinta leh waxay tahay, mar haddii aan aqoontii ardayda la kaydinayn, oo aan caqligooda iyo cilmigoodaba la ixtiraamayn, maxaa ardayda laga lug goynayaa ee laga dhibayaa mar haddii si fudud qashinka lagu darayo oo loo gubayo cilmigii iyo caqligii ay ururinayeen muddada dheer, ee ay halganka dheer iyo hagardaamada u soo mareen ee ay waliba waqtiga iyo lacagtuna kaga baxeen? Miyaa la iska daayo waxba yaan la qorin e?


Dhaqankii Somaladii hore Iyo Kan Maanta Jiro.

DAMIIRKII HORE EE SOMALIDA IYO KAN HADA SOMALIDA MAXAA ISKA BADALLAY?

Marka aan fiirino somaladii hore qaabka damiirka ee ku jiro waxuu ahaay mid ku asteesan wadanimo iyo dad jaceel , soomaalida waagii hore dhaqankooda wuxuu ku salaysnaa tixgalin iyo wanaag taasna waxay u nogonaysaa diinta islaamka. waxaa ku jiro gabdho o diintooda ku dhegan 0o Aan Raacin Dhaganka xun ee maanta lala boodayo.balse kuwa maanta jiro dhaqan somaaliyeed iska daaye waxee ka tageen midkii islaamka,taasne waxaa dhahi karnaa waxaa sababay dhibaatoyikii wadanka ka dhacay iyo dowlad la'aantii wadanka sooo martay sodonkii sano ee lasoo dhaafey. adiga aqristay maxee kulatahay aa is dhihi kartaa    maxaa sababay in dhaqankii suubanaa ee somalida inuu guuro.













Contact Us

Phone :

+252 618 555 631

Address :

Benaadir Mogadishu,
Somalia

Email :

zaakirhasan10@gmail.com

Search This Blog

Powered by Blogger.

Blog Archive

7 QUESTION YOU MUST KNOW THE ANSWERS

 Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeys...